Maalmahanews.com
QUDBAD KULANSATAY MIISAAN IYO BISAYL SIYAASADEED OO MUSHARAXA KULMIYE KA JEEDIYAY MUNAASIBADI DAAH-FURKA BARNAAMUJKA XUSBIGA
September 12, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargaisa:(Maalimahanews) Gudoomiyaha xusbiga kulmiye ahna musharaxa xusbigaasi Mujaahid, Muuse biixi cabdi ayaa maanta qudbad qaan-gaadhsiyaasadeed u ehel tahay ka jeediyay munaasibadii daah-furka bandhiga barnaamuj siyaasadeedka xusbiga kulmiye isla markaana ka hadlay.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News