Maalmahanews.com
DAAWO:- XAFIISKA IMTIXAANADKA QARANKA SOMALILAND  OO HADA  SHAACIYAY SOO DHAJINTA IMTIXAANKA FASALADA 4-AAD IYO 8-AAD
September 12, 2017 - Written by admin

Hargeysa (Maalimahanews.com) Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka qaranka Somaliland mudane Daa’uud Axmed Faarax iyo agaasimaha wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare oo siwada jira shir jaraa’id ugu qabtay xarunta xafiiska Imtixaanadka Qaranka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee lagu dhawaaqayo natiijada imtixaanadkii shahaadiga ahaa ee sanadkan.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in ay mabnuuceen dugsiyadii saddexda sano ku soo koobayay waxbarashada, fasalada dugsiyada sare iyo hoose waxaanay waaldiinta uga digeen in ay ubadkooda aanay iska geyn

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News