Daawo Shaqaaqadii Ka Taagnayd Degmada Ceel-afwayn Iyo Deegaanada Hoos Yimaada Oo Si Rasmi Ah Loo Soo Afjaray
September 12, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)September.12,2017-Shaqaaqadii mudooyinkii u danbeeyey ka taagnayd deegaanada degmada Ceel-afwayn oo maalmihii u danbeeyey nabadaynteeda la waday ayaa maanta si rasmi ah loo soo afjaray.