Maalmahanews.com
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Calamaan Xisbiga WADDANI Leeyahay Oo Laga Taagay Goobo Ku Yaala Magaalada Burco
September 12, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Hargeysa(Maalimahanews)September.12,2017-Badhasaabka gobolka Togdheer ayaa ka hadlay calamaan xisbiga WADDANI leeyahay oo laga taagay wadooyinka iyo goobo muhiim ah oo ku yaala faras-magaalaha magaalada Burco.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News