Maalmahanews.com
DAAWO: SIYAASI CABDIRASHIID XASAN MATAAN OO CASHO SHARAFEED KU MAAMUUSAY GUDOOMIYE KU-XIGEEKA GOLAHA WAKIILADA OO BADI KULMISAY HALDOORKA SIYAASIYIINTA IYO MADAX DHAQAMEEDKA BEELAHA MAKAAHIIL EE SAMAROON
September 10, 2017 - Written by admin

Borama(Maalimahanews)-Siyaasi Cabdirashiid Xasan mataan ayaa waxaa uu casho sharafeed u sameeyay Aqoon Yahanka Salaadiinta Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Makaahiil Samaroon.

Kulankani Oo Ahaa Marti Qaad Islamarkaana Lagu Maamusay Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle ayaa Waxaa Uu Ka Dhacay Hoolka Hotel Rays ee magaalada Boorama.

Dhamaanba Dadkii Ka Hadlay Madashani Intii Ay Socotay Ayaa Waxaa Ay Hadalo Mahadnaq Iyo Dhiiri Galin ah U Kala Jeediyeen Aqoonyahan C/rashiid Xasan Mataan oo Marti Qaadka Fidiyey Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle.

Munaasibadani Casho Sharaftaa Ayaa Ku Dhamaatay Jawi Farxadeed Iyo Danaansho.

Hoos Ka Daawo

 

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News