Maalmahanews.com
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Goordhawayd Ka Hadlay Hawl Gallo Ay Ciidamadu Xalay Kusoo Qabteen Sheekh Aadan Sunne Iyo Dad Ay Sheegeen Inay Amaanka Liddi Ku Ahaayeen  
September 6, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)September.6,2017-Taliska ciidanka Booliska Somaliland oo goordhawayd shir jaraa’id ku qabtay xarunta taliska Ciidanka aya awaxay ka hadleen hawl gallo ay xalay xilli danbe ciidamadu kusoo qabteen Sheekh Aadan Sunne iyo dad tiro badan oo ay sheegeen inay amaanka liddi ku ahaayeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News