Maalmahanews.com
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Weftiga oo hoggaaminayo oo Wakhti la qaatay Bulshada Weynta gobolka Gabiley Guddoomiyaha ayaa booqday oo ka buneeyay Maqaaxida Caanka ah ee Bunka.
September 6, 2017 - Written by admin

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Weftiga oo hoggaaminayo oo Wakhti la qaatay Bulshada Weynta gobolka Gabiley Guddoomiyaha ayaa booqday oo ka buneeyay Maqaaxida Caanka ah ee Bunka.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa soo dhaweyn diiran kala kulmay Bulshadii uu la kulmay ee ku sugnayd goobaha uu booqday.

Image may contain: 1 person
Image may contain: 5 people, people smiling, people sitting
Image may contain: 8 people, people sitting
Image may contain: 13 people, people smiling

COMMENTS
Latest News