Maalmahanews.com
MOWJADDO DADWAYNAHA REER GABILAY AH OO SOO DHAWAYN QIIMO BADAN U SAMEEYAY MUSHARAXA XISBIGA KULMIYE MUUSE BIIXI CABD+ SAWIRRO
September 5, 2017 - Written by admin

 

Maalimahanews:- Waftigii uu hogaaminayay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudan Saylici ee uu ka midka ahaa Musharaxa Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa ka dib markii ay ka soo laabteen socdaal ay ku tageeen magaalada Boorama waxaa si maamuus badan loogu soo dhaweeeyay Gobolka Gabilay.

Muuse Biixi ayaa waxaa lagala hortagay Calamaan qoyan iyo soo dhawayn diiran oo aanay u kala hadhay Dadwaynaha Gobolkaasi.

Goordhow fillo muuqaalka 

COMMENTS
Latest News