Maalmahanews.com
“WAR DEGDEG AH:SIYAASIYAD FAADUMO SACIID OO ISKA CASISHAY XISBIGA WADANI IYO LADQABADEEDII OO LAGU JIRO +CIRO DAAD GURIGIISA UGU SOO GALAY DADKIINA KA YACEEN IYO KULMIYE OO MUUJIYAY CUDUDIISA”.
September 4, 2017 - Written by admin
 ” 
Hargeysa(Maalimahanews):-Siyaasiyad Faadumo Saciid Oo Iska Casishay Xisbiga Wadani Iyo Ladqabadeedii Oo Lagu Jiro +Ciro Daad Gurigiisa Ugu Soo Galay Dadkiina Ka Yaceen Iyo Kulmiye Oo Muujiyay Cududiisa”.Marwo Faadumo Saciid Ayaa La Sheegay Inay Si Hoose Oo Aan Wali Warbaahinta Iyo Bulshada Loo Soo Bandhigin Isaga Casishay Xisbiga Wadani Ee Noqday Tusbaxa Furtay.
Faaduomo Saciid Ayey Isku Dhaceen Musdanbeedka Xisbiga Wadani Oo Ka Codsaday Inay Joojiso Cayda Iyo Aflagaadada Madaxwaynaha Dhawaan Markii Ay Media Ka Habaartay.Waxayna U Sheegeen In Hadaladeedu Galaafteen Taageerayaal Badan Oo Markii Hore La Socday Xisbiga.
Marwo Faadumo Saciid Ayaa Arintaa Ku Gacan Saydhay Waxayna Uga Dacwootay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro Isagoo U Sheegay In Aanu Waxaba Ka Qaban Karin Go’aamada Ay Musdanbeeka Xisbigu Soo Gaadhan Sida Daraadeed Laagaga Baahan Yahay Inaad U Hogaansantid,Musharax Ciro Ayaa Hadalkiisi Ku Soo Koobay In La Joojiyay Madaxdii Xisbiga Ka Dhex Caytami Jirtay Loona Gudbay Wareegii Adkaa Ee Doorashada.
Faadumo Saciid Ayaa Degdeg Kadinka Guriga Ciro Ay Ashkatada La Tagtay U Boobtay Yadoo Cadho Jiq Ah Waxayna Ku Dhawaaqday Inay Iska Casilayso Wadani Laakiin Waxaa Loo Diray Masuuliyiin Soo Maslaxa Oo Ladqabeeya Waxii Ay Ka Cabanaysona La Eega,Walow Aan La Garanayn Inay Sii Joogi Doonto Wadani Iyo Inay Ka Dabatagi Doobto Saciid Cilmi Rooble Oo Dhawaan La Huleelay.
Waxii Wara Ee Arimahan Cakiran Ka Soo Kordha Kala Socod Shabakada Caalamiga Ah Ee Wararka Somalilandone.com Media Group).Ugu Danbayntii kabaynkii Ayaa Asbuucyada Dhow Bilaamaya Waxaana Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid U Diyaar Garoobayaan Sidii Ay U Hanan Lahaayeen Codka Bulshada Halka Xisbiga Wadani Uu La Tacaalaayo Baajinta Masuuliyiin Tiro Badan Oo Iska Casilaaya Xisbiga.
Hargeysa/Office

COMMENTS
Latest News