Maalmahanews.com
Ciidamada Nabadgaliyada Wadooyinka Somaliland Oo Hawl Gallo Adag Ka Fuliyay Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Hawl Gallka Oo Saraakiisha Ciidamadu Ka War Bixiyeen
September 2, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)September.2,2017-Ciidamada nabadgaliyada wadooyinka Somaliland ayaa saaka hawl gallo adag ka fuliyay gudaha magaalada Hargeysa,waxaana hawl galkaasi faahfaahin ka bixiyey Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Somaliland iyo taliyaha ciidamada Taraafikada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News