Maalmahanews.com
Shirkada SO! Eid Mubarak, Eid Mubarak … Please enjoy Free SO! WIFI Hotspot
September 1, 2017 - Written by admin

(Maalimahanews) 1 Sep 2017:

Ciid Mubaarik Ciid Mubaarik .. Dhamaan Bulshaweynta, waxaanu ugu bushaareynaynaa Munaasibada Ciida Awgeed in Isticmaalka #internka_Hawada aad ku isticmaali karto si bilaash ah adigoo ku galaya. #Username: guest #Password : guest . Goobkasta oo aad ku aragto SO! signal. Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Sanadkaas sanadkiisa Bash Bash iyo Barwaaqo.

Eid Mubarak, Eid Mubarak … Please enjoy Free SO! WIFI Hotspot by entering #Username: guest & #Password: guest, where ever you see the SO! connection. We pray that Allah blesses us to see another year filled with blessings Insha’allah.

COMMENTS
Latest News