Maalmahanews.com
Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Hadalo Kasoo Yeedhay Xildhibaan Hufane Oo Kamid Ah Wakiilada  Somaliland  
August 31, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.31,2017-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Maxamed Mixile Boqore ayaa ka hadlay hadalo kasoo yeedhay xildhibaan Hufane oo kamid ah wakiilada Somaliland isla markaan eedaymo usoo jeediyey wasiirka Madaxtooyadda Somaliland iyo Suldaan Dhawal.

Waxaana uu wasiirku sheegay in xildhibaan Hufane oo ka tirsan WADDANI ay ugu yeedheen KULMIYE balse uu ku gacan saydhay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News