Maalmahanews.com
Masaajid Ku Yaala Magaalada Gabiley Oo Saaka Subaxii Hore Danab Ku Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
August 31, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.31,2017-Masaajid ku yaala magaalada Gabiley ayaa waxa salaadii subax ee saaka ku dhacay danab,kaas oo khasaare burbur soo gaadhsiiyay minaaraddii masaajidka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News