Maalmahanews.com
Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay In Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Saxeexii Ka Joojiyey 25 Agaasime Oo Xukuumadda Ka Tirsan,Kana Hadashay Xaaladda Caafimaad Ee Madaxwayne Siilaanyo
August 31, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.31,2017-Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay warar soo if baxaya oo sheegaya in madaxwayne ku xigeenka Somaliland uu saxeexii ka joojiyay 25 agaasime oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo xaaladda caafimaad ee madaxwayne Siilaanyo.Arrinkan oo dhawr qodob ka kooban ayaa waxa ka hadlay afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr”.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News