Maalmahanews.com
HINDA GAANI OO MARKII UGU HORAYSAY SI KULUL UGA JAWAABTAY HADALKII ISMAACIIL YARE EE HABAR JECLOY MUUSE WAA KAA
August 31, 2017 - Written by admin

Hargaisa:(Maalimahanews) Marwo Hinda Jmaac Xirsi Gaani Ayaa Jawaab siyaasadeed suuganaysan ugu duur xushay hadalo uu dhawaan ismaacil yare warbaahinta ka yidhi oo ay ka mid ahayd halku dhiga Habarjecloy muuse waa kaa, marwo hinda oo si xeeldheeri iyo bisayl siyaasadeed ka muuqdo uga jawaabaysa hadalkaa ismaacil yare ayaay soo halqabsatay tudhuco suugaameed.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
Latest News