Maalmahanews.com
Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo Amar Faray Ciidamada Booliska Ee Kaantaroolada Magaalada Hargeysa Fariina U Direy Waalidiinta Dhalay Dhalinyarada Hargeysa
August 31, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.31,2017-Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex Cabdilaahi Gaaxnuug Buraale ayaa amar ku faray ciidamada Booliska ee Kaantaroolada magaalada Hargeysa in aanay ogolaan dhalinyaro kaligood gaadiid kiraysta oo u safra goboladda dalka,waxaana uu fariin u direy waalidiinta dhalay dhalinyarada caasimada Hargeysa ee u safra gobolada kale ee dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News