Maalmahanews.com
DAAWO:- “WAXAA JIRA WAFTI UU HOGAAMINAYO WASIIRKA CIYAARAHA JABUUTI UU AANU MARTI QAADNAY HALKAN NOOGU IMANAYA” WASIIRKA CIYAARAHA SOMALILAND
August 30, 2017 - Written by admin

 l

Maalimahanews”—Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Mudane Cabdirisaaq Waabari Rooble ayaa sheegay in uu ka hadlay Garoomadda dalka iyo sidii loo qalabayn lahaa in ay meelo badan xidhiidh la sameeyee oo xataa ay filayaan in uu u Hargaysa yimaado wasiirka ciyaaraha jabuuti oo ay marti qaad u sameeyeen.

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News