Maalmahanews.com
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Kooxo Caafimaad U Kala Dirtay Gobolada Dalka, Shaacana Ka Qaaday Tirada Xoolaha Dalka Ka Dhoofay Labadii Bilood Ee U Danbeeyey
August 29, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.29,2017-Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay kooxo caafimaad oo ay wasaaraddu u kala dirayso gobolada dalka isla markaan dawayn doona xoolaha dalka.

sidoo kalena wasiir Cukuse waxa uu shaaca ka qaaday tirada xoolaha labadii bilood ee u danbeeyey dalka ka dhoofay ee loo dhoofiyey moosinka Xajka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

COMMENTS
Latest News