Maalmahanews.com
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Tanaasulay Hankiisii Murrashaxnimo Kana Dhawaajiyay Xildhibaanka Uu Codkiisii Siiyey
August 27, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.27,2017-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay sababta uu uga tanaasulay hankiisii murrashaxnimo ee uu lahaa ee ugu tartamayay jagada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somalilandd.

Sidoo kalena xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa waxa uu shaaciyay cidda uu codkiisii siiyey.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
Latest News