Maalmahanews.com
XAALADDII GOLAHA WAKIILADDA SOMALILAND OO ISBADASHAY GO,AAN IMIKA LAYSA QAATAY IYO MUDANAASHII LABADA DHINACA OO ….
August 20, 2017 - Written by admin

Maalilamahews:- Mudanayaashii Golaha Wakiiladda somaliland ee labada dhinac ahaa ayaa la kala diray ka dib markii laysla qaatay in ilaa Arbaca dib loo dhigo kalfadhiga Muranka badani ka taagan yahay ee la doonayo in lagu doorto Guddoomiye ku xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland.

Waxaaana la shaaciyay in Mudanyaasha U tartamaya Jagani ay soo dhamaystiraan Codsiyadooda ilaa Salaasa.

Dhinaca kale arrinka ayaa yimid ka dib sidda wararka qaar sheegay ka dib markii Xubaha Taageersan Baashe Maxamed Faarax ay awoodi waayeen in uu u furmo kalfadhigu.

Mudanayaasha u Tartamaya Guddoomiye ku xigeenka Golahaasi ayaa Baashe Maxamed Faarax Faray in ay Codsiyadooda ku soo hagaajiyaan Xoghayaha Guud ee Golahaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaale

COMMENTS
Latest News