Maalmahanews.com
WAR DEG DEG:– MIDKA KA MIDA ODAYAASHI DHAQANKA EE KU JIRAY SHAQAADADA DEGMADA BUUHOODLE OO LA TOOGTAY + XAALADA DEGMADA
August 20, 2017 - Written by admin

Buuhoodle (Maalimahanews.com) Inaa Iilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Alle haw naxariiste waxaa saaka abaaro lixdii subaxnimo lagu togtey gudaha magaalada Buuhoodle Caaqil Daahir Cartan Gadhcade (Salaama) kana mid ahaa odayaashi dhaqanka ahaa ee ergada u kala dhex-galey beelaha walaalaha ah ee dirirtu shalay ku dhexmartay gudaha magaalada Buuhoodle.
Odaygan ayaa ah odayaashi dhaqanka ee ka tagey degmada Widh-widh, isaga oo madashaasi u tagey xalin shaqaaqada arrintii foosha xumeyd ee shaley dhacday.
Dilka odaygan caaqilka ah ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in qolo ka mida labadii dhinac ee dirirtu meesha ku dhexmartay inay dishay.

COMMENTS
Latest News