Maalmahanews.com
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Kulankii Ay Maanta Wafti Ka Socday Ingiriisku La Qaateen Murrashaxiinta Xisbiyada Qaranka Somaliland
August 20, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.20,2017-Gudoomiyaha ahna murrashaxa xisbiga UCID Faysal Cali waraabe ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay nuxurka kulan ay maanta wafti dawlada Ingiriiska ka socday la yeesheen murrashaxiinta xisbiyada Qaranka.

Waxaana uu sidoo kale baaq nabadeed u direy labada beelood ee ku diriraya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News