Maalmahanews.com
DEG DEG:– WASAARADA WAXBARASHADA SOMALILAND OO 7 DUGSI  SARE KALA NOQOTAY RUQSADII IYO SABABTA
August 20, 2017 - Written by admin

 

Hargeysa (Maalimahanews.com) Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sar ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ruqsadii kala noqotay 7 dugsi sare oo ku yaala gudaha magaalada Hargeysa.

Dugsiyadan oo ah kuwa sare ayaa magacyadoodu kala yihiin Ileys Secondary Iskuul, Caalami Secondry Iskuul, Amaano Secondry Iskuul, Future Secondry  Iskuul, saddexda hadhsan ilaa hada iyaga namay soo gaadhin warqada shaacinta kala noqoshada ruqsaddooda.

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa u cuskatay ruqsad kala noqoshada dugsiyadan inaanay ku dhaqmin manhajka iyo siyaasada waxbarasho ee u yaala wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare.

goor dhow filo muuqaalkaasi oo dhameystiran.

COMMENTS
Latest News