Maalmahanews.com
Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyay Liiska Magacyada Tartamayaasha Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland
August 19, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.19,2017-Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa shaaciyay maanta magacyada xildhibaanada u tartamaya jagada gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News