Maalmahanews.com
Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Sanaag Iyo Sool Uga Socoto Qaybinta Kaadhadhka Codbixintu Iyo Halka Uu Marayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo  
August 19, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)Ogosto.19,2017-Wasiiru dawlaha wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ka hadlay qaabka ay goboladda Sanaag iyo Sool ay uga socoto qaybinta kaadhadhka codbixiyayaashu,waxaana uu sidoo kale ka hadlay halka uu marayo wada hadaladii Somaliland iyo kooxda Khaatumo. 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News