Maalmahanews.com
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Khamiistii Oo Lagaga Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Shacabka Somaliland-na Looga Digay Inay U Socdaalaan Dalka Somaliya+Sababta
August 18, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)  August.18,2017-Shirkii khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada Somaliland ee ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa waxa lagaga hadlay laba qodob oo xasaasi ah oo kala ah qaybintii kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka socota gobolada Sanaag iyo Sool iyo socdaalada ay shacabka Somaliland ku tagaan dalka Somaliya.

Waxaana shacabka Somaliland iyo ganacsatadaba looga digay inay u socdaalaan dalka Somaliya,iyaga oo sheegay inaan Somaliya aanay ahayn meel amnigeedu aanu sugan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News