Maalmahanews.com
Madaxtooyada Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixisay Ujeedada Safar Uu Madaxwayne Siilaanyo Ku Tagay Imaaraadka Carabta  
August 18, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)   August. .18,2017-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud “Siilaanyo” ayaa maanta safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta.

Waxaana madaxtooyada Somaliland ay faahfaahin ka bixisay ujeedada safarka uu madaxwaynuhu ugu baxay Imaaraadka Carabta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News