Maalmahanews.com
DAAWO:- WASIIRKA MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO SHEEGAY IN WAKHTIGII UU XILDHIBAANKA AHAA AY MAQUUNIYEEN TIRO KA YARI OO MUDANAYAALI
August 17, 2017 - Written by admin

Maalimahanews:-  Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay mar uu ka hadlayay muranka golaha wakiilada somaliland in wakhtigii uu ka midka ahaa xildhibaanadda golaha wakiiladda somaliland ay maquuniyeen isaga iyo garab Axmed Cabdi Xaabsade hogaamiynayay tiro ka yari. Inkasta oo markii dambe wasiirku sheegay in imika doorashadda golaha ka dhacday in ay ahayd mid guula hadda lama garanayo waxaa keenay tin uu isbarbar dhig ku sameeyo labada tiro…

Halkan Hoose ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News