Maalmahanews.com
Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Qaraarkii Ay Maxkamadda Sare Soo Saartay Ee Ay Daadifeeyeen Xisbiga WADDANI Kana Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyey Xisbigooda
August 16, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)August.16,2017-Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay qaraarkii ay maxkamadda sare kasoo saartay khilaafkii golaha wakiilada Somaliland kaas oo ay daadifeeyeen xisbiga WADDANI,waxaana uu sidoo kale ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyey xisbigooda KULMIYE.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News