Maalmahanews.com
Xildhibaan Ibraahim Jama Rayte Oo Markii U Horaysay In Muddo Ah Ka Soo Dhex Muuqday Shaashada Siyaasada Isagoo kamid noqday Waftiga Kulmiye Ee Wacyi Galinta Ka Wada Gobolka Sanaag
August 16, 2017 - Written by admin

(Maalimahanews)   16  August   :  Xildhibaan Ibraahim Jama Rayte Oo Markii U Horaysay In Muddo Ah Ka Soo Dhex Muuqday Shaashada Siyaasada Isagoo kamid noqday Waftiga Kulmiye Ee Wacyi Galinta Ka Wada Gobolka Sanaag ,   Xildhibaanka ayaa ah   Nin Rug cadaaya isla markaana ah  sharciyaqaan, adag,  oo xisbiga  Kulmiye, ka soo baxay,   Waxaana   lagu yaqaana    dararta iyo  kaanbaynka Siyaasada oo uu aad ugu xeel dheeryahay,  waayo, aragnimo balaadhana u leeyahay,   Waxaan  Daawan doonaa  Sida uu  uga soo dhex  Mudho, Fagaarayaasha,  Siyaasada ee Xisbiga kulmiye, Siiba  Gobolada,   Bari.

COMMENTS
Latest News