Maalmahanews.com
Wasiirka Wasaaradda Boostaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalo Kasoo Yeedhay Wasiirka Boostaha Somaliya Kana Hadlay Xildhibaano Ay Isku Deegaan Yihiin Oo Ka Baxay KULMIYE
August 15, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)August.15,2017-Wasiirka wasaaradda Boostaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo kasoo yeedhay wasiirka Boostaha Somaliya,sidoo kalena waxa uu ka hadlay xildhibaano ay isku Deegaan yihiin oo ka tirsan Baarlamaanka oo dhawaan shaaca ka qaaday inay ka baxeen xisbiga KULMYE.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News