“XISBIYADDA DALKA WAXAYNU U SAMAYSANAY IN AYNU KU TARTANO OO HOGAANKA DALKU KU YIMAADO” WASIIRKA MADAXTOOYADDA SOMALILAND
August 13, 2017 - Written by admin
Maalimahanews:- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay oo ay horumar tahay ka dib markii uu arkay Taageerashaasha labada Xisbi oo isbarbar taan wax waxyeelo ahna dhexdooda is yeelayn