|
|||||
Maalmahanews.com
Hordhaca : Guddoomiyaha KULMIYE oo si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo.
August 13, 2017 - Written by adminHordhaca : Guddoomiyaha KULMIYE oo si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo. Shacabka Gobolka Sanaag ayaa si aan kala hadh lahayn u Soo dhaweeyey wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo hawlo ku saabsan wacyigelinta qaadashada kaadhadhka codbixinta ku maraya gobollo bariga dalka ah. Lasaco Qaybta Labaad. ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() +32
COMMENTS
|
Latest News
|