Maalmahanews.com
Darwiish Murrashax Muuse Biixi oo u Hoyday degmada Fiqi-fuliye Xalay kadib Soo dhawayn Ballaadhan 
August 13, 2017 - Written by admin

Darwiish Murrashax Muuse Biixi oo u Hoyday degmada Fiqi-fuliye Xalay kadib Soo dhawayn Ballaadhan
————————————————————–
Fiqi-fuliye (Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey degmada Fiqi-fuliye ee Gobolka Sanaag, isagoo halkaasina ku hoyday.
Weftiga Guddoomiye Muuse Biixi oo gaadhay magaalada Fiqi-fuliye ee xarunta fiid-cawlkii xalay, waxa ku soo dhaweeyey boqolaal dadweynaha ku dhaqan degmadaasi ah oo waayeel iyo da’yarba isugu jira oo safaf dhaadheer u galay sidii ay u qaabili lahaayeen xisbiga oo ay u muujin lahaayeen taageerada ballaadhan ee ay u hayaan xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE.

Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 7 people, people standing and outdoor
Image may contain: 8 people, people standing and outdoor
+20
LikeShow more reactions

Comment

COMMENTS
Latest News