Maalmahanews.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Dhigiisa Dalka Kenya.
August 12, 2017 - Written by admin

Hargeysa(Maalimahanews)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhigiisa wadanka Kenya.Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey doorashada dib loogu doortay madaxweynaha dalkaasi Kenya Uhuru Kenyatta , iyada oo xalay lagu dhawaaqay doorashadii dhowaan ka dhacday dalkaasi Kenya.

Waxaanu madaxweyne Siilaanyo u rajeeyey in xidhiidhka labada Qaran ee Somaliland iyo Kenya noqdo mid intan kasii xoogaysta, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kazoo baxay qasriga madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada Somaliland soona gaadhey xafiiska shabakada Ilaysnews ee Hargeysa.

Waxaanu u dhignaa warsaxaafadeedkaasi oo ku qornaa luuqada Ingiriisidu sidan:-

Date: 12.08.2017

H.E. UHURU KENYATTA,
The President re-elect of the Republic of Kenya.You’re Excellency,
On behalf of the Government of the Republic of Somaliland and its people, I wish to extend to you our heartfelt congratulations on your re-election as the President of the Republic of Kenya.

Your election demonstrates the confidence that the Kenyan people have in your leadership. It is my hope that during your second term in office, we shall continue to work together towards strengthening the friendly relations between our two nations. Within the region of Horn of Africa, we will continue to enhance peace, progress and democracy.

Mr. President, please accept my sincere wishes for the success of your administration, for the personal well-being of yourself and your family and for the peace and prosperity of your people and country.

Yours sincerely,

H.E. Ahmed Mohamed Silanyo,
The President of the Republic of Somaliland

COMMENTS
Latest News