Maalmahanews.com
Daawo Nuxurka Khudbad Uu Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka
August 12, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)August.12,2017-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo ka qayb galay xuska maalinta dhalinyarada aduunka oo Hargeysa lagu xusay ayaa waxa uu madashaasi kasoo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Sidoo kale Cabdiraxmaan Saylici ayaa si dadban u durey gudoomiyayaasha xisbiyada UCID iyo WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

COMMENTS
Latest News