Maalmahanews.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamo La Wareegay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Muranka Ka Taagan Golaha Wakiilada Somaliland  
August 10, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews) August.10,2017-Wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay ciidamo ay xukuumaddu dhigtay isla markaana la wareegay xarunta baarlamaanka Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay muranka ka taagan codayntii ka dhacday Wakiilada iyo cadaymihii ay soo bandhigeen xisbiga WADDANI. 

Halkan hoose ka daawo  muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News