Maalmahanews.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Dhawaajiyey Is Afragad Dhex Maray Dawlada Somaliland Iyo Maamulka Puntland,Fariin Hanjabaad Ahna U Direy Dadka Ku Hawlan Khal-khal Galinta Qaybinta Kaadhka Codbixiyayaasha
August 10, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimahanews)August .10,2017-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo ka qayb galay xafladii daahfurka qaybinta kaadhka codbixiyayaasha gobolada Sool iyo Sanaag ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in ay gacan bir ah ku qabanayaan cid kaste oo ay isku dayda inay carqaladeeyaan qaybinta kaadhka codbixiyayaasha labadaasi gobol.

Sidoo kalena waxa uu ka hadlay is afgarad dhex maray dawlada Somaliland iyo maamulka Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
Latest News