Maalmahanews.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalilland ayaa ka hadlay halka uu marayo waan waantii laga dhex waday laba beelood oo walaalo ah oo wadda daga gobolka sool
May 29, 2017 - Written by admin

Maalimahanews:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalilland ayaa  ka hadlay halka uu marayo waan waantii laga dhex waday laba beelood oo walaalo ah oo wadda daga gobolka sool waxaanu sheegay wasiir faratoon in la gaadhay xiligii la kala xukumi lahaa beelahaasi walaalaha ah ee diritu dhex martay. Waxaanu yidhi:-

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News