Maalmahanews.com
Badhasabka gobolka Maroodijeex ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska kaas oo ah in Somaliland lagu daray 48-wadan oo la sheegay inaan lagu kalsoonaan karin amaankooda.
May 28, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

 

Hargeysa (Hangoolnews.com) Badhasabka gobolka Maroodijeex ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska kaas oo ah in Somaliland lagu daray 48-wadan oo la sheegay inaan lagu kalsoonaan karin amaankooda.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News