Maalmahanews.com
Xukuumadda Oo Si Adag Ganafka Ugu Dhufatay Deeq Lacageed Oo Guddiga Abaaraha Soomaaliya Ugu Deeqeen Somaliland
May 25, 2017 - Written by Maxamed Sulayman
Hargeysa(Maalimaha )may.25,2017- Xukuumadda Somaliland oo ku dhawaaqdey in aaney qadaanayn isla markaana ay gaashanka ku dhufatey deeq lacag ah oo ay guddida abaaraha Soomaaliya ugu yabooheen guddida abaaraha Somaliland.

Waxaana sidaas warbaahinta maanta u sheegay wasiirka wasarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani

COMMENTS
Latest News