Maalmahanews.com
Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Waxyaalihii Uu Jeelka Kusoo Arkay Mudadii Uu Xidhnaa
May 25, 2017 - Written by admin
Hargeysa(Maalimaha )May.25,2017-Suxufi Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo kamid ah warbaahinta Somaliland isla markaana dhawaan maxkamadda gobolka Hargeysa ay xukun laba Sano ah ku ridey ayaa ka hadlay xadhigiisa iyo waxyaalihii uu kusoo arkay jeelka mudadii uu xidhnaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News