Maalmahanews.com
AKHRI:– NUXURKA QODOBADII AY ISLA SOO QAADEEN LABADA MADAXWEYNE SOOMAALIYA IYO JABUUTI
May 24, 2017 - Written by Maxamed Sulayman

Jabuuti (Maalimahanews.com) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maalinkii shalay bookhasho rasmiya ku tagay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Waxaana madaxweynaha Soomaaliya qasriga madaxtooyada ku soo dhaweeyey dhigiisa Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele.

Qodobada labada madaxweyne ay ka wada hadleen waxaa  ugu waa weynaa, arrimaha siyaasada, abniga iyo la dagaalanka dhanka ururada xagjirka ah sida Al-shabaab sii xoojinta cilaaqaadka labada dal .

Intaas kadib markii uu soo dhamaaday kulankoodu iyaga ooo siwada jira warbaahinta ula Hadley ka Hadley arrimo dhawra.

Musawirka:– Kulankii Dhexmaray Labada Madaxweyne Ee Soomaaliya Iyo Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Iyo Ismaaciil Cumar Geele

COMMENTS
Latest News