Maalmahanews.com
Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Lagu Dawaynayo Dadka Uu Asiibay Xanuunka Shuban Biyoodku Iyo Tirada Dadka U Jiifa Xanuunka Oo La Shaaciyey
May 23, 2017 - Written by Maxamed Sulayman
Hargeysa(Maalimaha)May.23,2017-Maamulka gobolka Togdheer iyo masuuliyiinta wasaaradda Caafimaadka gobolka Togdheer ayaa maanat kormeer ku tagay xarunta lagu dawaynayo dadka uu asiibay xanuunka Shuban Biyoodka,waxaana maamulkani ay sheegeen tirada dadka ilaa hadda u jiifa xanuunka Shuban Biyoodka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

COMMENTS
Latest News