Maalmahanews.com
Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Hargeisa Ku Soo Laabtay Kana War-bixiyey Socdaalkiisi Iyo Kulamadii uu Ethiopia Ku Soo Qaatay
November 4, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmahanews): Madaxwaynaha Somaliland Axmed MAxamed Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa galabta ku soo laabtay Dalka.

Madaxwaynaha oo mudo ku dhawaad tododbaad ah ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa waxa intii uu halkaasi joogay waxa uu kula kulmay Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Haila Maryam kaasi oo uu ka helay marti qaad rasmi ah.

Madaxwaynaha ayaa waxa socdaalkiisa ku wehelinaaya wasiirada Madaxtooyada Arimaha dibada Arimaha gudaha iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Hoose ka daawo

 

COMMENTS
Latest News