Maalmahanews.com
DAAWO: Wasiir Cabdillaahi Cukuse Muxuu Ka Yidhi Xilka Xisbiga Wadani u Dhiibay Ex-Wasiir Xirsi Oo Ay Saaxiib Ahaayeen?
November 3, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmahanews): Wasiirka xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane Cabdilahi Daahir Maxamed (Cukuse) ayaa ka hadlay xilka uu xisbiga wadani u dhiibay saaxiibkiisii Hore ee wasiir xirsi xaji cali xasan, Mr. Cukuse oo maanta ka hadlayay xaflad xisbigiisi kulmiye ku qaabilay mudanayaal golle deegaan oo ka soo digo rogtay xisbiga wadani ayaa wada hadalkisii ka mid ahaa:
Hoose ka Daawo Hadalka wasiirka

COMMENTS
Latest News