Maalmahanews.com
DAAWO: Muj Maxamed Kaahin oo Wax Dhif Iyo Naadir ah Ku Tilmaamay Barnaamijyada Wax-qabad Ee Xisbiga Kulmiye Soo Bandhigo
November 3, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmahanews): Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Mudane Muj Maxamed Kaahin ayaa Wax Dhif Iyo Naadir ah Ku Tilmaamay Barnaamijyada Wax-qabad Ee Xisbiga Kulmiye Soo Bandhigo.

Hoos Ka daawo hadalka Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye

COMMENTS
Latest News