Maalmahanews.com
DAAWO: Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel Oo u Jawaabay Ismaaciil Buubaa Sheegayna In Maryo-Alloolkii iyo Maleeshiyaadkiiba Kulmiye Joogaan.
November 3, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmahanews): Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Mudane Jaamac shabeel ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay Odayga federal doonka ah Dhawaan xamar ka yimid ee Ismaaciil buubaa.
hoose ka daawo hadalka Jaamac shabeel

 

COMMENTS
Latest News