Maalmahanews.com
Gudaha ka Daawo: Muj. Cali Guray oo Cadeeyey Inuu Taageerayo Muuse Biixi
November 1, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmahanews): Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo ku Magac dheer Muj Cali Gurey kana mid hogaanka xisbiga ucid ee muranka weyni hadheeyey ayaa maanta mar uu warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa sheegay inuu taageeri doono Musharaxa xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.

halkan hoose ka daawo cali oo war fidiyeenka la hadlaya:

COMMENTS
Latest News