Maalmahanews.com
Guddoomiyaha Garabka Toosinta iyo Cadaalada ee Xisbiga WADANI oo ku Gacan Saydhay Ergo Mar kale Quudhsi ku ahayd
October 30, 2016 - Written by admin

Maalmahanews:  halkan Hoose ka Daawo Guddoomiyaha Garabka Toosinta iyo Cadaalada ee xisbiga wadani Mudane Axmed Muumin Seed oo ku gacan saydhay ergo uu u arkay in tahay arrin talaabo mar kale quudhsi lagula kacay ah ka dib markii loo soo diray ragii shalay ku soo biiray xisbigii uu ku dhabar jabay.

COMMENTS
Latest News